Wasiiradda Maaliyadda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo heshiis gaaray (Akhriso)

Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho shir uga socday ayaa ugu dambeyn gaaray heshiis dhoor qodob ah . War Murtiyeed ka kooban 11-qodob oo ay ku heshiiyeen wasiiradda maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa laga soo saaray shirka, waxaana qodobada lagu heshiiyay kamid ah in … Continue reading Wasiiradda Maaliyadda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo heshiis gaaray (Akhriso)